Booliiska Bosaaso oo soo xiray koox tacadi fool xun kula kacay qoys danyar ah (Sawirro)

Booliiska Magaalada Boosaaso ee Maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay afar nin oo qeyb ka ahaa koox hubaysan oo habeen hore qoys danyar ah hoygooda ku weeraray. Raggan ayaa qoyska oo ka soo jeeda beelaha la heyb sooco u geystay jirdil iyo handadaad argagax leh Muuqaal ay duubeen kooxdan ayay soo dhigeen baraha bulshada iyagoo … Continue reading Booliiska Bosaaso oo soo xiray koox tacadi fool xun kula kacay qoys danyar ah (Sawirro)